05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

tani tahay mid labo dhinacle ah – DXA waxuu

qiimeeyaa badbaadaha, badbaaduhuna waxuu

qiimeeya DXA.

Badbaadaha ayaa xukuma wax la sheegayo

– xushmee in dadku ey doortaan in ey soo

bandhigaan taariikhdooda marka ey doonaan.

Dhug u yeelo duruufta xaaladda aad

qiimeyneyso – duruuftaada iyo duruufta

badbaadaha.

Haddii ey uur-ku-taallo adiga ku soo martay,

dhug u yeelo in arrimahaaga uur-ku-taallada

la xiriira ey saameyn karaan sida aad ula

macaamileyso qofka aad doonayso inaad

kaalmeyso.

Ka leexo inaad wax maleyso.

Ka hortag uur-ku-taallo labaad.

Aqoonso xadkaaga, dhugna u yeelo in adigu

aadan qaadin uur-ku-taalladii dhibbanaha.

Miisaan u yeel walaaca iyo baahida uu

badbaadahu qabo iyo kuwaaga.

Aqoonta iyo xirfadda waxaad ku dartaa

dhawrista dareenka qofka aad kaalmeyneyso.

Xusuuso in aad qeyb ka tahay isku-xir taageero

iyo adeeg ka tirsan daryeel baaxaddiisu

ballaaran tahay.

Waxaa difaacayaasha xuquuqda aadanaha u

dheer waayo-aragnimada tooska ah ee uur-kutaallada

ayagoo u bandhigan uur-ku-taallada

dadka ay kaalmeynayaan. Ma ahan waxaan caadi

aheyn in ey qaadaan uur-ku-taallo heer labaad

ah ama ey qaadaan isla middii u qabay qofka ey

kaalmeynayaan. Labada sawir ee hoos ku xusan ayaa

loo isticmaali karaa in ey yihiin dokumenti asaasi

ah si loo tilmaamo astaamaha isku-daarashada uurku-taallada

(Vicarious Traumatization) ku heysa iyo

waxa loo baahan yahay si aad saameynteeda wax

uga qabato. 18

Isku-daarashada Uur-ku-taallada

Aqoonsi xad-dhaaf ah

• Araxan xad dhaaf ah oo

loo qaado badbaadaha

• Aabbe oo kale u

dhaqmid

• Filashooyin aan la

xaqiijin Karin

• Ka fakarka uur -kutaallada

oo aan la joojin

Karin

• Rumeysan inuusan jirin

qof aan asaga aheyn oo

wax caawini kara

• Aan awood u laheyn in

uu kaalmo bixiyo

Ka Weecasho

• Araxan la’aan

• Ka xiran

badbaadaha

• Filashooyin laga

shakisan yahay

• Ma doonayo inuu

ka fakaro uur-kutaallo

• Rumeysan in

uusan jirin qof

wax caawin kara

Aan awood u laheyn

inuu kaalmo bixiyo

Liidasho Extre

Liidasho Extre

© CCVT, me Toronto - Canada me 2005

Si looga hortago isku-daarashada uur-ku-taallada

iyo basbeel (burnout) ayaa waxaa loo baahnyahay

miisaan:

Adigoo isbarta

Xudduud iyo doorar si cad loo qeexay

Hab taageero xoog leh oo qofka iyo hey’adahuba

leeyihiin

Kurbo dhaliyeyaasha (stressors) oo la aqoonsado

lana qiro

Sida Duruufahaaga ugu Habeyn Karto

Mabaadii’da Hawlgalka CCVT

18 Qaybta II ee qoraalkaan ay si faahfaahsan uga hadli doonta

uur-ku-taall isku-beddelkal.

Dib awood u siin – badbaadayaasha ayaa

maareeya dib-u-kabsashadooda.

26

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!