05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Lixdaan tallaabo ayaa lala qaadi karaa difaacayaasha

ilaalintooda/amnigooda dib loo eegayo, si loo helo

tiirar ilaalin oo la wada leeyahay, oo ah ujeeddada

ugu dambeysa ee hannaanka dhammaantiis.

Tallaabooyin dheeraad ah oo ku saabsan

amniga iyo ilaalinta difaacayaasha

xuquuqda aadanaha

Waxaan halkaan ku sheegeynaa talooyin aan

dhammeystirneyn oo la xiriira ujeeddooyinka ay

tahay in la gaaro si loo sugo amniga iyo ilaalinta

difaacayaasha xuquuqda aadanaha:

Tababbar ku saabsan maareynta iyo qorsheynta

amniga (maadaama ay kala duwan yihiin

difaacayaasha xuquuqda aadanahu waa in

tababbarkaan la waafajiyaa duruufaha iyo

awoodaha kala duwan).

In amniga lagu daro qorsheynta caadiga ah ee

shaqada.

In la siiyo kheyraadka lagama maarmaanka u ah

maareynta amniga difaacayaasha: kheyraad dad,

maalgalin, farsamooyinka wax lagu furdaamiyo,

iwm.

Si ujeeddooinkaaan loo gaaro, waxaan qaadi karnaa

ugu yaraan tallaabooyinkaan soo socda 16 :

Tiirarka Howlgalka Ilaalinta Goobta (ama qalab kale

oo leh ujeeddada oo kale) ayaa la dabbaqi karaa si

dib loogu eego baahida amni iyo ilaalinta ay qabaan

difaacayaasha loo hanjabay ee ku sugan duruufo la

xulay.

Seminaaro ama aqoons-isweydaarsiyo lagu

tababbaranayo amni iyo ilaalin: Waxaa

tababbarada ka mid noqon kara falaanqeyn

la wadaago (dabbaqidda OFFP) oo lagu xusay

qodobka hore, si labada tallaababa mar loo

wada qaadi karo.

Seminaaro ama aqoon-isweydaarsiyo dib loogu

eegayo, laguna kaalmeynayo waxyaabaha

soo kordhay iyo qorsheyaasha amniga ee la

sameeyay tababbarada kaddib (waa in aqoonisweydaarsiyadaas

la qabto 6-12 bilood kaddib

markii la qabtay tababbarkii ugu horreeyay).

Soo saarista buugaag tilmaamo bixinaya iyo

dokumentiyo laga xigto amniga iyo ilaalinta.

Cilmi-baaris dheeraad ah si loo hormariyo

16 Qeybta Cilmi-baarista iyo Tababbarada ee PBI ee Xaafiiska

Yurub ayaa tan ku mashquulsan, ayadoo ay la qabanayaan

ururo kale ee samafal sida ESCO International.

amniga iyo ilaalinta difaacaha.

Qeybta Cilmi-baarista iyo Tababbarada ee Xaafiiska

Yurub ee PBI (Research and Training Unit of the

European Office of PBI) ayaa hadda ku mashquulsan

mowduucyadaan, ujeeddada aan ka leenahayna

waxay tahay inaan ballaarino shaqadaan annagoo la

kaashaneyna ururada samafalka iyo hay’adaha kale,

ee leh yoolka la wadaago ee ah in si habboon looga

jawaabo baahida amniga iyo ilaalinta difaacayaasha

xuquuqda aadanaha.

Xigasho

ADAMS, J.: Risk. University College London Press.

London, 1995.

AXWORTHY, Lloyd: Human security: Safety for

people in a changing world. Department of Foreign

Affairs and International Trade. Ottawa, Canadá.

1999.

BERISTAIN, Carlos: Reconstruir el tejido social.

Editorial Icaria. Barcelona, 1999.

CROUCH, E.A.C., and WILSON, R.: Risk/Benefit

Analysis. Ballinger. Cambridge (Mass.), 1982.

DWORKEN, Jonathan T.: Threat Assessment. Institute

for Public Research. Virginia (USA), 1999.

EGUREN, Enrique: “Beyond security planning:

towards a model of security management”. Journal

of Humanitarian Assistance. Septiembre 2000.

Bradford, R.U.

LÓPEZ CEREZO, J., y LUJÁN, J.: Ciencia y política del

riesgo. Alianza Editorial. Madrid, 2000.

MAHONY, Liam y EGUREN, Enrique: Unarmed

Bodyguards: International Accompaniment for

the Protection of Human Rights. Kumarian Press.

Connecticut, 1997.

PAUL, Diane: “Protection in practice: Field-level

strategies for protecting civilians from deliberate

harm”. RRN Network Paper 30. Overseas

Development Institute, London, 1999.

VAN BRABANT, Koenraad: Operational Security

Management in Violent Environments. Good

Practice Review 8. ODI. London, 2000.

VAN BRABANT, Koenraad: “Mainstreaming the

Organizational Management of Safety and Security”.

HPG Report 9. ODI, London, Marzo 2001.

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

19

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!