05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Implementation of the Right to Development).

Barta rasmiga ah: http://www2.ohchr.org/english/issues/

defenders/index.htm

Habka Cabashada: http://www.ohchr.org/EN/Issues/

SRHRDefenders/Pages/Complaints.aspx

Faallo ku saabsan Baaqa difaacayaasha

xuquuqda aadanaha (2011) (Commentary to

the Declaration on human rights defenders

(2011))

‘Faallada ku saabsan Baaqa difaacayaasha xuquuqda

aadanaha’ ayaa ah dokumenti 100 bog ka kooban

oo sheegaya xuquuqda ku qoran Baaqa, taasoo

badanaaba ku saleysan wararka ey heleen iyo

warbixinnada ey soo saareen labada Ergey ee

Gaarka ah ee qaabbilsan xaaladda difaacayaasha

xuquuqda aadanaha, Hina Jilani (200-2008) iyo

Margaret Sekaggya (laga soo billaabo 2008),

muddadii ahayd 11 sano ee la soo dhaafay.

Laga soo billaabo xaqa loo leeyahay ilaalin iyo

xorriyada ra’yiga iyo soo bandhigidda fikirka, illaa

iyo xaqa war-isgaarsiinta lala yeelanayo hey’adaha

dowliga ah iyo helitaanka deeq, ‘Faallada’

ayaa falaanqeyneysa waxa ey xuquuqdaani

ku saabsantahay iyo waxa loo baahanyahay si

loo xaqiijiyo hirgalintooda. Waxaa kale oo ey

ka hadlaysaa xannibaadyada iyo xadgudbyada

badanaaba soo foodsaara difaacayaasha, aydoo

bixineysa talooyin sahlaya sidii ey dowladdu u

hirgalin laheyd xaq kasta.

http://www.ohchr.org/Documents/Issues/Defenders/

CommentarytoDeclarationondefendersJuly2011.pdf

ayaa faa’iido u yeelanaya dadka ku nool dalal badan

oo dunida daafaheeda ka jira.

Link: http://www.frontlinedefenders.org/manuals/

human-wrongs-human-rights

Mid kale

Dadaallada Norway ku Taageereyso

Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha: Hage

loogu Talogalay Wasaaradda Dibadda (2010)

( Norway’s Efforts to Support Human Rights

Defenders: Guide for the Foreign Service

(2010))

Waxaa la isku dubariday dokumentiyo loogu

talogalay safaaradaha oo ku saabsan taageeridda

difaacayaasha xuquuqda aadanaha, si loo xoojiyo

taageerada laba-dhinaclaha ah oo Norway u

fidinayso kooxdaan. Ujeeddada ugu muhimsan

ee dokumentiyadaan ayaa ah sidii loo kaalmeyn

lahaa Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo ergada

Norway dibadda u fadhiya si ay u nidaamiyaan

tallaabooyinka ey qaadayaan iyo dardargalinta

dadaallada lagu taageerayo difaacayaasha

xuquuqda aadanaha iyo shaqadoodaba. Waxuu

Machadka Adeegga Dibadda (Foreign Service

Institute) diyaariyay cutub ku saabsan difaacayaasha

xuquuqda aadanaha oo ka mid ah tababbar la xiriira

xuquuqda aadanaha oo internetka laga barto taasoo

ka mid ah tillaabooyinka lagu dhisayo awooddda

shaqaalaha.

Link: http://www.regjeringen.no/en/dep/ud/Documents/

veiledninger/2010/hr_defenders_guide.htmlid=633052

Khaladaadka Aadanaha, Xuquuqda Aadanaha:

Dokumenti tilmaamaya farsamaooyinka

xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay

(Human Wrongs, Human Rights: A guide to the

human rights machinery of the United Nations)

Northern Ireland Human Rights Commission &

British Irish Rights Watch (2011)

Dokumentigaan ayaa ka caawinaya ururada

samafalka, garyaqaanada iyo shaqsiyaadka si ey u

helaan waddo ey ku dhexmaraan farsamooyinka

kala duwan ee xuquuqda aadanaha ee Qaramada

Midoobay. Farsamooyinkaan ayaa dadka aan

aqoonta u laheyn ugu muuqan kara kuwa qallafsan,

balse ah haddii dokumetiga la raaco, kuwo dhabtii la

gaari kari karo, eyna fududdahay sida loo isticmaalo.

Inkasta oo guud ahaan loogu talogalay aqristayaasha

Britain iyo Ireland, haddana wararka iyo

macluumaadka uu dokumentigu xambaarsanyahay

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

67

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!