05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Lifaaqa 4aad

Ururada La Shaqeeya Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha

Ururada

Amnesty International

Urur samafal oo saldhiggiisu yahay UK oo u

dooda inuu qof kasta uu ku raaxeysto dhammaan

xuquuqda aadanaha ee ku qoran Baaqa Caalamiga

ee Xuquuqda Aadanaha iyo halbeegyada dowliga ee

kale ee xuquuqda aadanaha.

Barta Rasmiga: http://www.amnesty.org

Article 19

Urur samafal oo saldhiggiisu yahay UK una dooda

xorriyadda bandhigga ra’yiga, sida uu qorayo

Qodobka 19aad ee Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda

Aadanaha.

Barta Rsamiga: http://www.article19.org

Avocats Sans Frontières

ASF ayaa wax ka qabata dalalka xuquuqda

aadanaha aan laga xushmeyn, halka shaqaaqada

siyaasadeed iyo iska-horimaadyada hubeysan

ey ka taliyaan, iyo halka lagu tunto nidaamyada

qaanuunka. Caddaaladda ayaa, dalalkaas, sidii la

doono laga yeelaa, ayadoo aan dammaanad qaadin

amniga dadweynaha. Iska-horimaadyada ayaa sidii

habbooneyd looga xallin maxkamadaha hortooda.

Dadka xuquuqdooda lagu xadgudbay ayaa u leexda

caddaalad ey gacmahooda ku raadsadaan (vigilante

justice), taasoo isu rogta qaanuunka kan ugu xoogga

weyn ama u xoolo badan, taas oo gacan ka geysata

abuuritaanka jawi shaqaaqo.

Barta Rasmiga: http://www.asf.be/

Committee to Protect Journalists (CPJ)

Guddiga Ilaalinta Wariyeyaasha (Committee to

Protect Journalists) ayaa ah urur madaxbannaan

oo aan aheyn faa’iido doon oo kor u qaadaya

xorriyadda warbaahinta dunida oo dhan asagoo

difaacaya xuquuqda wariyeyaashu u leeyihiin tabinta

wararka ayaga oo ka cabsaneynin in loo aaneeyo.

Barta Rasmiga: http://www.cpj.org

Commonwealth Human Rights

Initiative (CHRI)

Waa urur madaxbannaan, dhex-dhexaad ah,

samafal dowli ah, oo u xilsaaran xaqiijinta hirgalinta

xuquuqda aadanaha ee dalalka Barwaaqosooranka.

Waxaa 1987 dhisay dhowr urur oo xirfadlayaal

ah oo ka jira Barwaaqosooranka. Waxey

aamminsanaayeen, inkasta oo Barwaaqosooranku

siinayo dalalka xubnaha ka ah qiyam iyo mabaadii’

lagu shaqeyn karo iyo madar kor loogu qaadi karo

xuquuqda aadanaha, haddana aan sidii la rabay la

iskaga xilsaarin arrimaha xuquuqda aadanaha ee

Barwaaqosooranka.

Barta Rasmiga: www.humanrightsinitiative.org/

European Centre for Development

Policy Management (ECDPM)

ECDPM ayaa gacan ka geysata sidii loo yareyn

lahaa ‘sinnaan-la’aanta’ ka jirta sida loo sameeyo

siyaasadda ee u dhaxeysa dalalka loo yaqaan ACP

(Afrika, Caribbean iyo Pacific) iyo Midowga Yurub.

Waxaa arrintan la sameyn karaa marka la xoojiyo

awoodaha ururada guud iyo kuwa gaarka ah ee

aan faa’iido-doonka aheyn ee ka jira dalalka ACP si

ey u wanaajiyaan horumarintooda siyaasadeed iyo

iskaashigooda dowliga ah. ECDPM ayaa sidoo kale

la shaqeysa xukuumadaha iyo ururada ka jira Yurub

sidii ey u kordhin lahaayeen wax-ku-oolnimada

siyaasadahooda iyo nidaamyadooda horimarinta.

Barta Rasmiga: http://www.ecdpm.org/

Front line

Ujeeddada gaarka ah ee ka dambeysay asaaska

Front Line ayaa aheyd ilaalinta Difaacayaasha

Xuquuqda Aadanaha, dadka si nabdoon uga

shaqeeya dhammaan xuquuqda ku qoran Baaqa

Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha (BCXA). Front

Line ayaa ah Saldhigga Dowliga ah ee ilaaliya

difaacayaasha xuquuqda aadanaha. Waxaan u

shaqeynaa si aan u qaadno tallaabo dhaqso leh,

wax-ku-oolna ah oo aan ku kaalmeyneyno ilaalinta

difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee ku jira khatar

si ey u sii wataan shaqadooda ayagoo ah dadka ugu

muhimsan ee isbaddal doonka ah.

Barta Rasmiga: www.frontlinedefenders.org

Human Rights First

Human Rights First (HRF) ayaa aamminsam in

dhisidda xushmeynta xuquuqda aadanaha iyo in

qaanuunka wax lagu xukumo uu kaalmeynayo sidii

loo xaqijin lahaa sharafta uu qof kasta leeyahay

iyo joojinta kali-talisnimada, xagjirnimada,

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

75

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!