05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

aamus (circles of silence) qariyaan xaqiiqada

bulshada;

Ey shaqaaqo abaabulan iyo dagaal waxyeello

u geystaan shaqsiyaad iyo qoysaskooda iyo

isku-xirada uu qofku leeyahay, iyo sidoo kale

bulshooyinka ey ka tirsan yihiin.

Inkiraad ayaa noqota farsamada difaac ee ugu

muhimsan oo uu isticmaalo shaqsigu, qoysku iyo

bulshada dhammaanteed. Waxey u shaqeysaa sida

soo socta, ayadoo abuureysa waxa uu Martin-Baro

ku magacaabay wareegyo aamus:

Marka laga eego heer shaqsiyadeed, badbaadaha:

Ayaa wayo-aragnimada cabburiya – ma rabo

inuu xusuuxto.

Ayaa raba inuu ka difaaco kuwa kale dhacdada

xanuunka leh – ma rabo inuu u soo bandhigo

foolxumada waayo-aragnimadiisa.

Ma filayo in la fahmo ama la rumeysto –

waa adagtahay in mararka qaar la fahmo

cadowtinimada dadka ka dhaxeyn karta,

ayadoo marar badan sheekooyinka jirdilku

ey u muuqan karaan la-yaab iyo wax aan la

rumeysan karin. Badanaaba tani waa arrin uu si

ula-kac ah ugu sameeyo qofka fulinaaya – inuu

sameeyo wax argagax badan oo ka hadalkeedu

uu keenayo inaan la rumeysan. Sidoo kale,

waxaa dhaqammada qaarkood ka jira in

waayo-argnimooyinka qaarkood ay si aad ah u

adagtahay in la soo hadal qaado, gaar ahaan

marka la eego shaqaaqada la xiriirta galmoodka

iyo jinsiga. Ma ahan waxaan caadi aheyn

in dhibbanayaasha dusha laga saaro eeddii

dhacday mararka qaarna la go’doomiyo amaba

la dilo ayadoo la leeyahay sharaftii reerka ayey

meel uga dhaceen.

Ma doonayo in qoka jirdilka geestay uu awood

siiyo, tani waxey imaan karta haddii uu qirto uurku-taallooyinka

ku dhacay – wey adagtahay in la

qirto in waayo-aragnimada uur-ku-taallooyinku

ey sababeen waxyeello aan la daaweyn karin.

Waxey kaloo tahay farsamo difaac ee dadka u

oggolaaneysa in ey helaan wax u eg nolol caadi

ah, laakin qarashkeeda dhabta ah uu yahay in

lagu shaqeeyo adigoo xanuunsan.

Marka laga eego dhinaca qoyska, xubnaha ugu dhow

ayaa:

Raba in ey difaacaan kuwa ey jecelyihiin – si

aan loo keenin xasuus xanuun badan iyo si loo

dhiirrigalyo horumarinta nolol caadi ah.

Marna kama hadlaan waayo-aragnimada uurku-taallooyinka

leh – waxey kaloo muujin kartaa

dareen dambiillenimo ee dhinaca qoyska, in

ey ahaayeen kuwa aan laheyn awood ey uga

hortagaan in ey tani dhacdo.

Iska go’doominaya qaraabada kale, saaxiibbada,

adeegyada wax caawiya, iwm. – ma ahan wax

aan caadi aheyn in ey lunto sidii loo aamini

lahaa dadka kale. Sidoo kale, waxaa dhici karta

in uur-ku-taallada lagu hayo gudaha qoyska

oo ey ku adkaato marba marka ka dambeysa

in ey gaarto dadka kale (oo qudhoodu aanan

degganeyn amaba aad u baqanaya).

Raba in ey horay u socdaan iyo in ey illoobaan

dhacdada uur-ku-taallada leh – muhimadda in la

badbaaday ayaa wax walba ka weyn.

Marka laga eego dhinaca heerka bulshada iyo

hey’adaha, dadka ayaa:

Doorta in ey inkiraan – mar kale, waa adagtahay

in la maleeyo in qof uu ku dhex noolyahay meel

waxa sidaan ahi ay ka dhacayaan.

Dareema in la cabsigaliyey kana baqda in ey wax

ka qabtaan – waxey dadku isku mashquuliyaan

sidii ey u badbadi lahaayeen iyo sidii ey u difaaci

lahaayeen qoysasooda.

Dareema in eysan awood u laheyn in ey kaalmo

bixiyaan ama ey duruufaha wax ka baddalaan

– mashaakilka ayaa u muuqan kara mid aad u

weyn, si aad ah ayey u adadgtahay in wax laga

qabto, cabsida ayaa aad u weyn.

Eedeeya dhibbaneyaasha – waxaa badanaaba

la eedeeyaa waxuu horay u sameyn jiray qofka

badbaaday. Waxaa dhici karta in badbaadaha

lagu eedeeyo inuu ku dhacay dhowrista amniga

iyo ilaalinta qoyska.

Rabin inuu ka walaaco “arrimo ka baxsan” –

iskoobidda ayaa badanaaba waxey jawaab u

tahay mashaakil ballaaran, gaar ahaan marka ey

koox gooni ah si dadban u dareento.

Wareegyo Taageero (Circles of support)

Haddii aan fahamnay sida ey uur-ku-taallo

bulshada uga soo dhex baxdo ayaa hadda waxaan

u gudbeynaa sidii aan wax uga qaban laheyn. Isla

qaabka uu Martin-Baro ku fasiray dhaqdhaqaaqa

uur-ku-taallada (Wareegyo Aamus) ayaa la

dabbaqi karaa si uu u noqdo saldhig abbaare oo si

wanaagsan loo dhaqangalin karo. Waxaa hadda lagu

magacaabaa Wareegyo Taageero (oo markii hore loo

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

23

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!