05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

New Tactics for Human Rights Project

(NTHRP)

Laga soo billaabo 1999 ayaa NTHRP ka shaqeyneysay

in ey siiso macluumaad dadka u dooda xuquuqda

aadanaha si ey u helaan xalal ku dhisan tabo

cusub oo lagu wajahayo caqabado degaan gaar

ah. Macluumaadkaan ayaa awood u yeelaya

halgamayaasha si ey khariidad ugu sameeyaan

caqabadaha u gaarka ah goobta ey ka howlgalaan,

una tilmaamaan abbaarayaasha ka shaqeeyay

duruufo kale si ey tabahaas u waafajiyaan ugana

hirgaliyaan degaankooda.

Barta Rasmiga: http://www.newtactics.org/

Norwegian Ministry of Foreign Affairs

Ilaalinta difaacayaasha xuquuqda aadanaha ayaa

mudnaan weyn ku leh siyaasadda xuquuqda

aadanaha ee Norway. Ujeeddada guud ayaa ah in

dadaallada kor loogu qaadayo laguna difaacayo

xuquuqda aadanaha ee dhammaan dunida

daafaheeda loo sameyn karo aydoo eysan dabrin

wax cariiri ama khatar galinaya difaacayaasha

xuquuqda aadanaha ama qoysaskooda. Norway ayaa

si firfircoon gudaha QM iyo ururada kale ee dowliga

ah kor ugu qaadda dadaallada lagu kaalmeynayo

difaacayaasha xuquuqda aadanaha.

Marka la eego heer qaran ayaa badanka ergada

diblomasiyadeed ee Norway u xilsaaran yihiin

qaadista tallaabooyin kala duwan iyo ololeyaal

mideysan oo lala sameynayo jilayaal dowli ah

oo lagu taageerayo shaqadooda. Difaacayaasha

xuquuqda aadanaha ayaa ah dad muhim ah oo ey

kaashanayaan ergadeenna diblomaasiyadeed.

Barta rasmiga: http://www.regjeringen.no/en/dep/

ud.htmlid=833

Observatory for the Protection of

Human Rights Defenders

International Foundation for Human Rights (FIDH)

oo ey wehliso World Organisation Against Torture

(OMCT) ayaa dhisay Observatory for the Protection

of Human Rights Defenders. Observatory ayaa

leh laba abbaare: mid looga hortagayo ama xalal

loogu raadinayo xaalado cadaadin iyo mid gacan

looga geysanayo abaabul dowli ah oo lagu qirayo

waxqabadyada difaacayaasha xuquuqda aadanaha

iyo baahida loo qabo ilaalintooda heer gobol iyo

heer caalamiba.

Barta Rasmiga: http://www.fidh.org/rubrique.php3id_

rubrique=180

Email: Appeals@fidh-omct.org

Protection International

Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ayaa ka mid

ah jilayaasha muhimka ah ee si loo helocaddaalad

la dagaallama is-xisaabinla’aanta; waxey astaan

lagama maarmaan ah u yihiin dhisidda iyo xoojinta

nabadda iyo dimoqoraadiyeenta. Waxay si joogto

ah ula kulmaan weeraro iyo cabsigalin. PI ayaa

gacan ka geysata xoojinta amniga iyo ilaalinta

DXA ayadoo abaabusha dadka qaranka iyo kuwa

dowliga ah (baarlamaannada, xukuumadaha, QM,

muwaaddiniinta caadiga ah, warbaahinta) siisana

dhinacyada ey quseyso iyo kuwa ka faa’iideystaba

aqoonta iyo qalabka loo baahanyahay si ilaalinta

goobta loogu daro qorsheyaasha iyo barnaamijyada

shaqo. Barnaamijkaan ayaa sidoo kale fududeeya isdhaafsiga

waayo-aragnimada degaanka iyo xoojinta

dhaqamada wanaagsan ee DXA dhexdooda.

Barta Rasmiga: http://www.protectioninternational.org/

Reporters Without Borders (RSF)

Reporters Without Borders ayaa difaaca

wariyayaasha iyo kalkaaliyeyaasha warbaahinta

ee xabsiga loo dhigay ama dhib loogu geystay

qabashada howshooda ayadoo soo bandhigta sida

xun oo loola dhaqmo iyo jirdilka loogu geysto dalal

badan, isla markaasna la dagaallanta faafreebka iyo

qawaaniinta wiiqa xorriyadda saxaafadda, siisana

kaalmo lacageed sanad kasta wariyeyaal iyo goobo

saxaafadeed oo tiradoodu lagu qiyaaso 300 (si looga

bixiyo qarashka qareennada, daryeelka caafimaad

iyo qalab) iyo sidoo kale qoysaska wariyeyaasha

la xiray, ayadoo ka shaqeysa wanaajinta badqabka

wariyeyaasha, gaar ahaan kuwa ka soo warbixnaya

goobaha ey dagaalladu ka jiraan.

Barta Rasmiga: http://en.rsf.org

Urgent Action Fund

Urgent Action Fund ayaa ah sanduuqa kaliya ee

dowliga ah ee dunida oo dhan ka jira oo loogu

talogalay haweenka, kaasoo loo habeeyay inuu

jawaab deg-deg ah bixiyo. Meelaha kale ee

muhimka ah oo uu ka howlgalo ayaa ah ilaalinta

difaacayaasha xuquuqda aadanaha haweenka.

Official Link: http://www.urgentactionfund.org/

Africa branch (Nairobi): http://www.urgentactionfundafrica.or.ke/

Tel: (+254) 020 2301740

Fax: (+254) 020 2301740

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

77

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!