05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Axdiga Afrikaanka ee Xuquuqda Aadanaha iyo

Dadyowga

Axdiga Afrikaanka ee Xuquuqda Aadanaha iyo

Dadyowga (Banjul Charter) oo dhaqangalay 1986

ayaa ah nidaamka xuquuqda aadanaha ee ugu

muhimsan gobolka.

Barta Rasmiga ah: http://www.achpr.org/english/_info/

charter_en.html

Af Faransiis: http://www.achpr.org/francais/_info/

charter_fr.html

Dokumenti Tilmaamo ka Bixinaya Axdiga

Afrikaanka ee Xuquuqda Aadanaha iyo

Dadyowga (A Guide to the African Charter on

Human and Peoples’ Rights)

Amnesty International (2006)

Dadka u ololeeya xuquuqda aadanaha iyo

ururada samafalka ee Afrika ayaa kor u qaadi kara

shaqadooda la-xisaabtanka xukuumadaha marka

ey iskaashi la sameeyaan Golaha Afrikaanka ee

Xuquuqda Adanaha iyo Dadyowga. Ujeeddada laga

leeyahay Hagaha Tilmaamo Ka Bixinaya Golaha

Afrikaanka ayaa ah inuu ka caawiyo ururada

samafalka ee Afrika iyo difaacayaasha xuquuqda

aadanaha ee kale si ay u helaan jid ay u maraan

helitaanka taageerada Golaha Afrikaanka.

Barta Rasmiga: http://www.amnesty.org/en/library/info/

IOR63/005/2007

Af Ingiriis: http://www.amnesty.org/en/library/asset/

IOR63/005/2007/en/6796e85a-d36a-11dd-a329-

2f46302a8cc6/ior630052007en.pdf

Af Carabi: http://www.amnesty.org/en/library/asset/

IOR63/005/2007/en/0af52585-9319-4850-b08ad648d53da5d2/ior630052007ara.pdf

Af Faransiis: http://www.amnesty.org/en/library/

asset/IOR63/005/2007/en/0df88665-58ec-4214-aa0f-

0685522634a0/ior630052007fra.pdf

Dabaaldegga Axdiga Afrikaanka oo 30

Jirsaday: Dokumenti Tilmaamo Ka Bixinaya

Nidaamka Xuquuqda Aadanaha Afrikaanka

(Celebrating the African Charter at 30: A Guide

to the African Human Rights System)

Xaruunta Xuquuqda Aadanaha ee Jaamacadda

Pretoria & AAXAD (Human Rights Centre at The

University of Pretoria & ACHPR (2011))

Dokumentiga ayaa si kooban uga hadlaya taariikhda

Axdiga Afrikaanka, guulaha uu gaaray Golaha

Afrikaanka ee Xuquuqda Aadanaha iyo Dadyowga,

hey’addeeda dabaggalka, asagoo saadaal ka

bixinaya caqabadaha mustaqbalka imaan kara.

Inkasta oo Golaha Afrikaanku uu illaa iyo imminka

ahaa hey’adda xuquuqda aadanaha ee Afrika ugu

muhimsan, ayaa waxaa dhammeystir ku sameeya

Maxkamadda Afrika ee Xuquuqda Aadanaha iyo

Dadyowga (African Court on Human and Peoples’

Rights), iyo Guddiga Khubarada Afrikaanka ee

Xuquuqda iyo Ilaalinta Carruurta (African Committee

of Experts on the Rights and Welfare of the Child).

Hey’adahaan iyo Dokumentiyada lagu asaasay

ayaa sidoo kale laga hadlay si loo helo sawir

dhammeystiran oo ku saabsan nidaamka xuquuqda

aadanaha ee Afrikaanka.

Af Ingiriisi: http://www.pulp.up.ac.za/

pdf/2011_13/2011_13.pdf

Af Faransiis: http://www.pulp.up.ac.za/

pdf/2011_14/2011_14.pdf

Ergeyga Gaarka ah ee AAXAD u Qaabbilsan

Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Afrika

(ACHPR Special Rapporteur on Human Rights

Defenders in Africa)

Si la mid ah nidaamka QM ee hababka gaarka

(kooxo shaqo, khabiiro madaxbannaan iyo ergo

gaar ah) ayaa sidoo kale MA u leeyahay habab gaar

ah. Ergeyga gaarka ah ayaa ka shaqeeya arrimaha

difaacayaasha xuquuqda aadanaha Afrika.

Barta Rasmiga: www.achpr.org/english/_info/index_hrd_

en.html

Qaraarka AAXAD ee Ilaalinta Difaacayaasha

Xuquuqda Aadanaha Afrika (ACHPR

Resolution on the Protection of Human Rights

Defenders in Africa)

Qaraarkaan ayaa ah dokumentiga rasmiga ee

sheegaya xilka Ergeyga Gaarka ah ee Difaacayaasha

Xuquuqda Aadanaha.

Barta Rasmiga: http://www.achpr.org/english/_info/

hrd_res_appoin_3.html

Midowga Yurub

Dokumentiyada MY ee ku saabsan

Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha (EU

Guidelines on Human Rights Defenders)

Taageerada la siiyo difaacayaasha xuquuqda

aadanaha ayaa ah arrin waqti hore la dajiyay oo ka

mid ah siyaasadda xiriirka dibedda ee xuquuqda

aadanaha Midowga Yurub. Ujeeddada laga leeyahay

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

65

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!