05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Office cell: +254 726577560

Email: info@urgentactionfund-africa.or.ke

Witness

WITNESS ayaa ah urur samafal ee dowli ah oo

adeegsada awoodda fidiyowga iyo sheekooyinka si

uu ugu furo indhaha dunida xadgudubyada xuquuda

aadanaha. Waxaa isla asaasay 1992 Peter Gabriel

oo musikada tuma, ahna qof u dooda xuquuqda

aadanaha, Human Rights First iyo Reebok Human

Rights Foundation.

Barta Rasmiga: http://witness.org/

World Organization Against Torture

(OMCT)

Xogheynta Dowliga ee OMCT oo ku taal Geneva,

ayaa siisa daawo, taageero qaanuuneed iyo/

ama mid bulsho boqollaal dhibbaneyaal oo la

jirdilay ayadoo maalin kasta xaqiijisa in ey dunida

ku baahiso codsiyo deg-deg ah si loo ilaaliyo

shaqsiyaad iyo in lala dagaallamo la-xisaabtanla’aanta.

Barnaamijyo gaar ah ayaa u saamaxa

in ey siiso kaalmo qeybo dadka nugul ka mid ah,

sida difaacayaasha xuquuqda aadanaha. Ayadoo

howlaheeda ku dhex jirta ayaa OMCT sidoo kale

u gudbisaa warisgaarsiin goono-gooni ah iyo

warbixinno hababka gaarka ah ee Qaramada

Midoobay, ayadoo si firfircoon uga qeybqaadata

horumarinta xeerarka dowliga ah ee lagu ilaaliyo

xuquuqda aadanaha.

Barta Rsmiga: http://www.omct.org

78

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!