05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Garashada baaxadda siyaasadeed, diimeed

iyo dhaqameed – waayo-aragnimada uurku-taallada

ayaa ah wax si aad ah ugu xiran

shaqsiga. Ma jiraan laba qof oo isku si u

dareema. Bogsashada ayaa sidoo kale u adkaan

karta aydoo ku xiran siyaabaha kala duwan ee

dunida loo arko, waxyaabaha kala duwan ee

la rumeysan yahay, iyo awoodaha uu qofku u

leeyahay sida uu ula tacaalo.

La qabsiga duruufaha isbaddalaya.

Abbaare dhammeystiran – baahida badbaadaha

ayaa dhinacyo badan leh. Ogsoonow in eysan

aheyn arrin daawo kaliya ku saabsan, balse

ey sidoo kale ula xiriirto arrimo nafsadeed iyo

arrimo ruuxi ah. Tayada nolosha ayaa sidoo kale

saameysa sida uu qofku dib ugu soo kabanayo.

Marka laga jawaabayo baahida badbaadaha,

waxaa muhim ah in la siiyo adeegyo kala

duwan, ha ahaadeen kuwa xirfadeed hase

ahaadeen kuwa ey dadka degaanku saldhig u

yihiin. Markaad dooneyso inaad wax ka qabato

waayo-aragnimada aad adigu shaqsi ahaan ugu

leedahay uur-ku-taallo waxaad u baahantahay

inaad ogaato, kana faa’iideysato adeegyada iyo

isku-xirada jira.

Aamminaad, qarsoodi iyo xushmeyn ayaa si

aad ah muhim ugu ah adiga iyo dadka aad la/u

shaqeyso.

Badbaadaha ayaa awooddu gacanta ugu jirtaa

– ma ahan inaad awoodla’aan noqoto ama gees

laguugu riixo uur-ku-taallada ku heysa darted.

Kuwa aad caawineyso ayaa sidoo kale ah.

Si taxaddar leh u samee su’aalaha wareysiga

iyo qiimeynta aad ku shaqeyso maadaama

muhimadda ey leeyihiin difaacayaasha

xuquuqda aadanahu aad u weyntahay; waxa

taas ugu wacanna ma ahan sida loo rumeysto oo

kaliya balse waxaa u dheer in uur-ku-taalladu dib

ugu dhacdo (adiga iyo qofka aad caawineysaba).

Dhageysi firfircoon – dhug u yeelo waxa uu

qofku kuu sheegayo. U dhuux sida ugu cad ee

suurtogalka ah.

Aamusnaan hal-abuur leh – waxaa mararka

qaar wanaagsan in qof lala joogo un. Ma ahan

lagama maarmaan in ey aamusnaantu noqoto

meel meeran.

U dhugyeelashada arrimaha keena in uur-kutaalladu

dib u soo noqoto.

Waxaan ku soo gunaanadeynaa in ey jiraan

dokumentyaal tilmaan wanaagsan bixya oo caan ah

oo barbar socda tiirarka Martin-Baro, kuwaas oo

hey’ado badan shaaca ka qaadeen:

Jirdilku waa arrin bulsho oo ballaaran, ma ahan

arrin dhaqtareed oo kaliya

Jirdilku ayaa mushkiladda ah, ma ahan dadka ka

badbaada

Waa in badbaadayaashu ey noqdaan

maareeyayaasha dib u soo kabashadooda

Mutadawciinta (xubnaha dadka degaanka) ayaa

dadejiya isbaddalka

Ubucda qiyamka caalamka (xuquuqda

aadanaha) ayaa ah tiirar xoog leh

U shaqeynta koox ahaan ayaa saldhig muhim ah

Qeybta II

Isku Daarashada Uur-ku-taallada iyo

Basbeelka

Waayo-aragnimada hey’adda Cordelia

Foundation (oo wax yar laga baddaley aydoo

fasax laga heysto Dr. Lilla Hardi, Cordelia

Foundation, Hungry)

Difaacayaasha xuquuqda aadanaha ayaa badanaaba

isku mar labo meel buuxiya. Waxey la shaqeyaan

dhibbaneyaasha loo geysto xadgudubyada

xuquuqda aadanaha ayagoo qudhoodu noqon kara

dhibbaneyaasha xadgudubyada xuquuqda aadanaha

– waxey hal mar isku noqon karaan dhibbaneyaal

iyo kaalmeeyeyaal. Sidaas darteed, uur-ku-taallada

tooska ah waxaa DXA u dheer oo ey la kulmi karaan

waayo-aragnimada uur-ku-taallada macaamishooda.

Sida dad kale oo ka shaqeeya howlo kurbo iyo khatar

badan, ayaa DXA waxay khatar gooni ah ugu jiraan

uur-ku-taallo la iska qaado iyo mid gacan labaad

ah, naxariistii oo ka yaraata iyo basbeel. “Uur-kutaallada

waa la isqabadsiiyaa” ayey qoreysaa Judith

Herman, ayadoo arrinta isqabadsiintu ey ka timid

xiriirka aadanaha. Is dhexgalka dadka ayaa keena in

uur-ku-taallada siyaabo kala duwan la isugu gudbiyo

– waa mid wajiyo badan leh, isku dhawaansho leh,

jiilal badan leh, ayadoo isaga dhexgooshta jiilal kala

duwan.

Isku daarasho uur-ku-taallo

Waa maxay micnaha isku daarasho uur-ku-taallo

Waxay u egtahay Qalqalka ka Dambeeya Uur-kutaallada

(Post Traumatic Disorder), waase ka xanuun

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

27

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!