05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Afrikaanka ee Xuquuqda Aadanaha iyo Dadyowga

ayaa awood u siinaya ACHPR in ey hesho isla

markaasna tixgaliso xiriirada uga imaanaya

shaqsiyaad iyo ururro (Qodobka 55). Qof kasta oo

cambaareynaya xadgudub loo geystay xuquuqda

aadanaha ayaa dhambaal u soo diri kara ACHPR.

Qofka cabanaya ama qoraaga dhambaalku uma

baahna inuu qaraabo la yahay dhibbanaha

xadgudubka, hase yeeshee waa in la xusaa

dhibbanaha. Waa in dhammaan dhambaaladu ey

qoraal ahaadaan eyna ku socdaan Xoghayaha ama

Guddoomiyaha ACHPR. Ma jiro foom ama qaab gaar

ah oo la raacayo marka dhambaalka la qorayo.

Halka loo diri karo warar iyo xog dheeraad ah:

African Commission on Human and Peoples’ Rights (ACHPR)

31 Bijilo Annex Layout, Kombo North District

Western Region

P. O. Box 673

Banjul, The Gambia

Tel: (220) 4410 505 / 4410 506

Fax: (220) 4410 504

Email: achpr@achpr.org

Website: www.achpr.org

Dokumentiyada Midowga Yurub ee Ku

Saabsan Difaacayaasha Xuquuqda

Aadanaha (The European Union

Guidelines on Human Rights Defenders)

Waxuu Midowga Yurub markii ugu horreysay

aqbalay “Xaqiijinta Ilaalinta – Dokumentiyada

Midowga Yurub ee Ku Saabsan Difaacayaasha

Xuquuqda Aadanaha” (“Ensuring Protection –

European Union Guidelines on Human Rights

Defenders”) bishii Juun 2004, waxaana asagoo

wax lagu daray la qeybiyay 2008. Dokumentiyada 2

ayaa bixinaya talooyin la dabbaqi karo oo lagu

wanaajinayo waxqabadka Midowga Yurub (MY)

ee lagu kaalmeynayo difaacayaasha xuquuqda

aadanaha marka Ergada MY (EU Missions) ey la

sameynayaan xiriiro, heer kastaba leh, dalalka

saddaxaad ama ey ka qeybgalayaan shirar dhinacyo

badan ey ku kulmayaan loogana hadlayo xuquuqda

aadanaha, sida Golaha Xuquuqda Aadanaha ee

QM. Waxey dokumentiyadu qeyb ka yihiin dadaalka

MY uu ku dhiirrigalinayo in la xushmeeyo xaqa in la

difaaco xuquuqda aadanaha. Waxey siiyaan hagid

la dabbaqi karo ergada MY ka jooga dowladaha

saddaxaad ayagoo tilmaamaya tallaabooyinka ey

ergadu qaadi karaan ayagoo matalaya difaacayaasha

xuquuqda aadanaha ee ku jira khatar, waxeyna sidoo

kale bixiyaan talooyin lagu kaalmeynayo, garabna

lagu siinayo difaacayaasha xuquuqda aadanaha

ayadoo loo marayo Siyaasadda Mideysan ee

2 Waxaa laga heli karaa http://www.consilium.europa.eu/

uedocs/cmsUpload/GuidelinesDefenders.pdf

Arrimaha Dibadda iyo Amniga ee MY (EU’s Common

Foreign and Security Policy).

Waxey kaloo Dokumentiyadu siiyaan kaalmo

Hababka Gaarka ah ee Golaha Guud ee QM,

oo ey ka midka yihiin Ergeyga Gaarka ee QM u

Qaabbilsan Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha, iyo

farsamooyinka kale ee gobollada kale (sida Ergeyga

Gaarka ah ee ACHPR u Qaabbilsan Difaacayaasha

Xuquuqda Aadanaha). Waxuu MY taageero siiyaa

mabaadii’da ku xusan Baaqa QM ee Difaacayaasha

Xuquuqda Aadanaha.

Tallaabooyin La Qaadi Karo

a) Dabagal, warbixin, iyo Qiimeyn

Madaxda Ergada MY ayaa horay looga codsaday

in ey muddo markii la joogaba ka warbixiyaan

xaaladda xuquuqda aadanaha ee waddamada uu

fadhigoodu yahay. Waxaa Ergada laga filayaa in ey

warbixintooda kaga hadlaan xaaladda ey ku sugan

yihiin difaacayaasha xuquuqda aadanaha, ayagoo

si gaar ah u xusaya haddii ey jiraan hanjabaadyo

ama weeraro loo geystay difaacayaasha xuquuqda

aadanaha.

b) Doorka Ergada MY ey ku leeyihiin u

kaalmeynta iyo ilaalinta difaacayaasha

xuquuqda aadanaha

Ergada MY (oo kala ah safaaradaha dowladaha

xubnaha ka ah MY iyo wafuudda MY) ayaa door

ka ciyaara sidii loo dhaqangalin lahaa siyaasadda

MY ee ku aaddan difaacayaasha xuquuqda

aadanaha. Waxaa illa iyo inta ey suurtogalka tahay

Ergada MY laga filayaa in ey qaataan siyaasad

firfircoon ee ku aaddan difaacayaasha xuquuqda

aadanaha, ayagoo mar kasta maanka ku heynaya

in xaaladaha qaarkood uu falka MY keeni karo

hanjabaad iyo weerar lagu qaado difaacayaasha

xuquuqda aadanaha. Waxaa Ergada MY inta eysan

tillaabo qaadin ka hor laga rabaa in ey la tashadaan

difaacayaasha xuquuqda aadanaha. Marka tillaabo

la qaado waa in dib loo wargaliyaa difaacayaasha

xuquuqda aadanaha iyo qoysaskoodaba.

Tallaabooyinka ey Ergada MY qaadi karaan, ayadoo

la tixgalinayo duruufaha gaarka ah ee jira, ayaa

waxaa ka mid ah balse aan ku koobneyn:

Diyaarinta xeelado degaaneed oo lagu

dhaqangalinayo Dokumentiyadaas tilmaanta

bixinaya, ayadoo si gaar ah loo eegayo

difaacayaasha xuquuqda aadanaha haweenka.

Waxaa laga filayaa Ergada MY in ey maanka

ku hayaan in Dokumentiyadaani quseeyaan

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

9

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!