05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

talogalay difaacayaasha xuquuqda aadanaha. Waxuu

buuggaani xambaarsan yahay xog muhim ah oo

ku saabsan sida ey Maxkamaddu u shaqeyso, sida

loola xiriiri karo, iyo sida uu shaqsi u adeegsan karo

Maxkamadda.

Link: http://www.frontlinedefenders.org/manuals/

the%20international%20criminal%20court

Tabo Cusub ee Xuquuqda Aadanaha:

Macluumaad loogu Talogalay Dadka Ka

Shaqeeya (New Tactics in Human Rights: A

Resource for Practitioners)

Tabo Cusub ee Xuquuqda Aadanaha (New Tactics in

Human Rights) (2004)

Dunida daafaheeda iyo heerar kasta, tuulo yar iyo

xukuumadaha qaramada iyo sidoo kale heerarka

ugu sarreeya caddaaladda dowliga ah, dadweynaha

ayaa abuuraya isla markaasna adeegsanaya

habab cusub oo ey kor ugu qaadayaan wax-kuoolnimada

shaqadooda. Mashruuca Tabaha Cusub

ee Xuquuqda Aadanaha ayaa gacanta ku dhigay

cusbooneynta tabaha asagoo la wadaagaya kuwa

kale ee u hanqaltaagaya horumarinta xuquuqda

aadanaha.

Link: http://www.newtactics.org/ToolsforAction/

TheNewTacticsWorkbook/Readordownloadfiles

Af Carabi: http://www.newtactics.org/ar/tools/newtactics-human-rights-resource-practitioners

Af Faransiis: http://www.newtactics.org/fr/tools/newtactics-human-rights-resource-practitioners-french

Af Sawaxili: http://www.newtactics.org/sw/tools/newtactics-human-rights-resource-practitioners

Hirgalinta Xorriyadda Bandhigga Ra’yiga: Liis

lagu hubiyo Hirgalinta Baaqa Mabaadii’da

Xorriyadda Ra’yiga ee Afrika (Implementing

Freedom of Expression A Checklist for

the Implementation of the Declaration of

Principles on Freedom of Expression in Africa)

Article 19 (2006)

Liiskaan wax lagu hubinaayo ayaa si gaar ah loogu

hindisay ururrada bulshada rayadka ee Afrika iyo

meelo kale oo doonaya in ey sameeyaan falaanqeyn

dhammeystiran oo ku saabsan heerka hirgalinta

Baaqa Mabaadii’da Xorriyadda Bandhigga Ra’yiga

(Declaration of Principles on Freedom of Expression)

ee dal kasta oo Afrika ka tirsan. Waxuu liisku u

saamaxayaa ururada bulshada rayadka ee ka

shaqeeya arrimaha la xiriira xorriyadda bandhigga

ra’yiga iyo xog-helidda sidii loo hubin lahaa

dulduleellada ka jira shuruudaha lagu xaqiijinayo,

laguna ilaalinayo xorriyadda bandhigga ra’yiga.

Waxuu liisku u tarjumayaa si dhammeystiran

qodob kasta oo Baaqa ka mid ah, asagoo bixinaya

faahfaahin ballaaran oo ku saabsan sida ey tahay

in loo hirgaliyo, looguna talogalay xorriyadda

bandhigga ra’yiga.

Link: http://www.article19.org/data/files/pdfs/tools/

africa-foe-checklist.pdf

Dabaggalka Shaqaaqada ay Dowladdu ka

Dambeyso ee Afrika (Monitoring statesponsored

violence in Africa)

Qodobka 19 (2000)

Waxaa dokumentigaan tilmaamaha bixinaya loogu

talogalay in lagu dabagalo shaqaaqada ey dowladdu

ka dambeyso ee Afrika ka dhaca, gaar ahaan waxaan

ugu yeerno “cadaadis aan rasmi aheyn”: howlo

qarsoodi ah oo gacanta xukuumaddu ey qarsoon

tahay ama dhar kale loo galiyay. Hase yeeshee,

xirfadaha badankood ayaa loo isticmaali karaa

xaalado kala duwan. Inkasta oo loogu talogalay

dadka uu u ololeeya xuquuqda aadanaha ee Kenya,

Nigeria iyo Koofurta Afrika, ayaa haddana waxaan

rajeyneynaa in uu faa’iido u leeyahay tababbarada

dabaggalka Afrika dhammaanteed iyo waliba meelo

kale. Dadka u ololeeya xuquuqda aadanaha waxey

xor u yihiin in ey fududeeyaan ama ey waafajiyaan

qeybaha dokumentigaan baahidooda gaarka ah,

ayagoo sidoo kale ku turjumi kara afafka degaanka.

Link: http://www.article19.org/data/files/pdfs/tools/

monitoringviolenceafrica.pdf

Buug Khadka Internetka ku Jira oo ku Saabsan

Xuquuqda Dhaqaale, Bulsho iyo Dhaqan

(Economic, Social and Cultural Rights Online

Manual)

Front Line (2003)

Front Line ayaa u xilsaarty SERA (Social and

Economic Rights Action Center) in ey soo saarto

buug khadka internetka ku jira oo si gaar ah uga

hadlaya xuquuqda Dhaqaale, Bulsho iyo Dhaqan.

Link: http://www.frontlinedefenders.org/manuals/ecosoc-cul

Buugga Xuquuqda Madaniga iyo Siyaasadda

(Civil and Political Rights Manual)

Front Line (2003)

Front Line ayaa u xilsaartay La-taliyayaal Xuquuqda

Aadanaha in ey soo saaraan buug khadka internetka

ku jira oo loogu talogalay difaacayaasha xuquuqda

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

71

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!