05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

yartahay. Waxay u ekaan kartaa sidatan:

Garasho – fahamka kaalmola’aanta iyo rajobeelka

qofka macaamiisha kuu ah oo gudahaaga

gala.

Walaac xad dhaaf ah oo ku yimaada doorka

kaalmeeyaha – ilaalin xad dhaaf ah oo la siiyo

qofka macaamiisha ah – qofkaas oo yeesha

debeecad ku tiirsanaan su’aalna ka keena

awoodda kaalmeeyaha

Qofkoo isku arka inuu dambiile yahay

Burburinta xuduudda xirfadeed

Caawiyihii oo dareema caawimaad la’aan

Luminta xakameynta xaaladda, meel ku dhiiqda

La kulanka xiriir bani-aadan oo ku dhisan

cadowtinimo, aadminnimo ka-bax, iyo karaama

darro ayaa burburin kara sidii uu qofku ka

aminsanaa aadminnimada ayadoo weyneysa

dhaawaca soo gaara DXA. La kulanka waayoaragnimooyin

uur-ku-taallo leh ayaa DXA ku abuuri

karta inuu xusuusto waayo-aragnimadii uu u

lahaa uur-ku-taalladiisa – yaa dooranaya doorka

caawiyaha Marka aad ka dhex shaqeyso koox iskudaaraty

uur-ku-taallo, waxaa suurtogal ah inaad

yeelato dabeecad aaminaad beel (“qof waliba anigu

shaqo iga dhigtay” ama “xukuumadda ayuu basaas

u yahay”), inaad dib u abuurto isbadbaddalka

dambiilaha ee ah hujuume/dhibbane, iyo inaad wax

walba oo qaldama dusha ka saarto xubinta kooxda

ka tirsan ee taagta daran. Kooxo iyo xataa ururo ayaa

sidaan awgeed ku burburay, gaar ahaan marka eysan

jirin nidaamyo iyo waxqabadyo looga hortagayo

arrinta.

Basbeel

Sida uu qabo aqoonyahanka cilmi-nafsiga ee

reer New York Herbert J. Freudenberger, PHD.,

kaasoo ereyga hindisay, basbeelku waa xaalad

daal ama niyad-jab ey keentay jacyelka qaddiyad,

qaab nololeed, ama xiriir ku guuldarreystay inuu

soo saaro abaalmarintii la filayay. Basbeelku waa

mushkilad ka dhalatay niyad-sami, waayo waxey

dhacdaa marka dadku isku dayaan in ey gaaraan

yoolal xaqiiqada ka fog eyna ku dambeeyaan

tamartoodii oo dhammaata iyo luminta xiriirkii ey la

lahaayeen naftooda iyo dadka kaleba.

Sababaha keena basbeelka

Weynaanta/xad-dhaafnimada culeyska hiyiga/

lab-la-kaca

Dabeecado shaqsiyeed oo gaar ah (aadminnimo,

arxan, garasho) oo ey ka hortimid niyad-jab

Dabeecad udub-dhexaadnimada macaamiisha –

“xaqiiqada oo laga argagaxo”

Iska-horimaadyada doorka: haween iyo

basbeel – dareen walaac iyo dambiilanimo la

barbardhigay “hooyo sare” ama “guri-joogto

sare”

Kajanka basbeelka ayaa ah inuu ku dhaco isla qofkii

horay niyadda u hayey oo tamarta iyo fikradaha

cusub ey ka buuxeen marka ugu horreysay uu

shaqada ama xaaladda cusub galayey. Qofkaan oo

kale ayaa guud ahaanba rajo weyn ka qabay waxa

uu sameyn karo. Marka uu waqtigu sii socdaba oo

haddana aan la gaarin yoolalkii dhammaantood,

ayaa waxaa dhimanaya hammigii ayadoo ay

billaabaneyso jiitamid. Halkii yoolalka hoos loo dhigi

lahaa amaba xaqiiqada la aqbali lahaa, ayaa waxaa

messha imaanaya ciil ayadoo qofkii uu dadaalkiisa sii

badinayo.

Saddax arrimood oo la socda basbeelka:

Iska-horimaadka doorka: Qofka leh masuuliyado

iska-horimaanaya ayaa billaabaya inuu dareemo

in jahooyin kala duwan loo kala jiidanayo

waxuuna isku dayaa in uu wax kasta uu si isku

mid ah uga soo dhalaalo asagoo aan u kala

yeelin mudanaan. Natiijada ayaa noqoneysa

dareen daal faro badan ama xiiqid la socota

basbeeelka.

Doorkii oo mugdi ku jiro: Qofka ayaan aqoon u

laheyn waxa laga filayo. Waxuu ogyahay in laga

filayo inuu shaqada ka soo dhalaalo laakin ma

hubo sida uu taas ku gaari lahaa maxaa yeelay

ma jiro qof uu ku daydo ama duckumentiyo

tilmaama bixiya oo la raaco. Natiijada ayaa

noqoneysa in uusan waligiis dareemin inuu

qabatay wax la sheegi karo.

Culeyska doorka oo bata: Qofka ayaa maya dhihi

karin asagoo sii xambaaranaya masuuliyado ka

badan intuu wax ka qaban karay illaa uu ugu

dambeynta ka basbeelo.

Astaamha lagu garto

Waxaa ugu horreya qunyar u socosho. Astaamaha

ugu horreeya ayaa waxaa ka mid ah dareen

xiiqsanaan niyadeed iyo mid jireed; dareen

faquuqid, shaki, dulqaadyari, si xun wax u arag, iyo

dareen inaan waxba la kala jeclaan illaa uu qofku

ka billabo inuu qoonsado shaqada iyo dadka ka

shaqeeyaba. Waxaa la gaaraa heer uu qokfkii horay

28

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!